Dhoola-cadee
Doorashada #1 ee Caymiska Ilkaha
Delta Dental ee Minnesota, waxaan fahamsanahay muhiimada dhoola cadeyn caafimaad qabta. Mid ka mid ah shabakadaha ilkaha ee ugu weyn ahaan, waxaanu ka dhigi ilaalinta dhoola cadeyntaada mid haboon oo la awoodi karo qiime ahaan.
Waxaan kuu soo bandhigaynaa qorshayaal caymis ilkeed oo loogu talogalay adiga iyo qoyskaaga. Haddi aad dhawaan hawl-gab noqotay, iskaa u-shaqaysato, ama aad leedahay meheraddaada, Delta Dental of Minnesota waxa ay haysaa qorshe lagu daboolayo baahiyahaaga.
- Qorshayaasha Shaqsiga iyo Qoyska
- 2025 Doorashooyinka Qorshaha Ilkaha
- 2025 Ikhtiyaarada Qorshe Ilkeed